Dr Muse Abdirahman

Dr Muse Abdirahman MBBS, MPH( applied-Epidemiologist) &palliative care specialist. (internnal medicine doctor)dhaqatra cudurada guud ah Euro polyclinic

25/05/2025

Mushkilad kaste ha kuu ahaato mid yar ha waynaynin

Xuska isku furanka haweenka 23-may , Ee ka dhacay Gurisamo Hotel , kaas oy soo qaban qabiyeen isbitalka faca wayn ee key...
24/05/2025

Xuska isku furanka haweenka 23-may , Ee ka dhacay Gurisamo Hotel , kaas oy soo qaban qabiyeen isbitalka faca wayn ee keysaney Hospital ( UBCS)
Somali Red cresent society

20/05/2025

Nolol caafimaad leh waxay ka bilaabataa xog sax ah.
Ku soo dhawoow bog wacyigelin caafimaad, talooyin xirfadeed iyo daryeel naxariis leh – si joogto ah ula soco si aad caafimaadkaaga u xoojiso.

20/05/2025

Ma ogtahay in Hypertension (cadaadiska dhiigga oo kacsan) uu yahay “aamusnaan dilaa”?
Waa xanuun aan calaamado badan lahayn, balse si tartiib ah u dhaawaca wadnaha, maskaxda iyo kalyaha.

Waxa lagama maarmaan ah:

• Inaad si joogto ah u cabirto dhiiggaaga
• Inaad cuntid cunto caafimaad leh (cusbo yar, khudaar & miraha badan)
• Jimicsi fudud sameyso maalin kasta
•Ka fogaato sigaar cabidda iyo cabitaanada khamriga
•La soco caafimaadkaaga, ha u ogolaan hypertension inuu si qarsoodi ah kuu waxyeeleeyo.

Euro Polyclinic – Halka aad ka heli karto daryeel caafimaad oo sare iyo dhaqaatiir ku xeel dheer daweynta cudurrada kala...
01/09/2024

Euro Polyclinic – Halka aad ka heli karto daryeel caafimaad oo sare iyo dhaqaatiir ku xeel dheer daweynta cudurrada kala duwan.
Sida Dr.Muse Abdirahman Abukar Dhakhtarka cudurrada Guud.

Nagala soo xiriir hadda
0612999233 —
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad!"

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡.Euro Polyclinic waxaad ka heli kartaa sheybaar si ...
25/08/2024

𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡.
Euro Polyclinic waxaad ka heli kartaa sheybaar si buuxda u qalabeysan oo lagu ogaado xanuuno kala duwan, si loo hubiyo in bukaanku helo daaweynta ugu habboon.
Booqo xarunteena maanta!
Wixii faahfaahin dheeraad ah,
nagala soo xiriir lambarka:
☎0612999233.

23/08/2024
Ma u baahan tahay daryeel caafimaad oo dhamaystiran? Euro Polyclinic waa xaruntaada! Dr. Muse wuxuu khibrad buuxda u lee...
19/08/2024

Ma u baahan tahay daryeel caafimaad oo dhamaystiran?
Euro Polyclinic waa xaruntaada!
Dr. Muse wuxuu khibrad buuxda u leeyahay daaweynta xanuunada guud iyo baaristooda .
Naga soo wac maanta si aad u hesho adeeg caafimaad oo tayo leh!"

📞 Nala soo xiriir hadda 0612999233 —
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad!"

Juma mubrak dhamaan macaamisheda  iyo Dadka igaga xiran halkaan.
16/08/2024

Juma mubrak dhamaan macaamisheda iyo Dadka igaga xiran halkaan.

Address

Km5 Zobe
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Muse Abdirahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share