Migenetics Molecular Diagnostics

Migenetics Molecular Diagnostics Migenetics Moloculer Diagnostic Lab, we endeavor to create a healthier world for all people.

Using modern molecular diagnostics and latest laboratory technology, we can deliver diagnostic results once thought impossible in the field of disease diagnosis.

Wuxuu ku yaalaa Benaadir, Mogadishu, Somalia.Waxaa isticmaala bukaano ka yimaada Kenya, Ethiopia, Hargeysa, iyo Djibuti
21/07/2026

Wuxuu ku yaalaa Benaadir, Mogadishu, Somalia.
Waxaa isticmaala bukaano ka yimaada Kenya, Ethiopia, Hargeysa, iyo Djibuti

Watch, follow, and discover more trending content.

21/07/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

MIGENETICS waxay bixisaa baaritaan degdeg ah oo lagu ogaado Sepsis (infection-ka dhiigga), natiijadana waxaad ku heli do...
31/05/2026

MIGENETICS waxay bixisaa baaritaan degdeg ah oo lagu ogaado Sepsis (infection-ka dhiigga), natiijadana waxaad ku heli doontaa 3 saacadood gudahood.

Cudurkan wuxuu si gaar ah ugu halis u yahay bukaanada ICU-da iyo kuwa koomada ku jira, kuwaas oo loo baahan yahay in si deg-deg ah wax loogu qabto si loo badbaadiyo noloshooda.

29/04/2026

Sheybarka Migenetics Wuxu Kuahaya Baritano Cusub Oo Kusaleysan DNA io RNA Oo Saxnashihisuna Gaari Karo 100/100

Baaritaan sax ah waa halka ay ka bilaabato daaweynta saxda ah.
17/02/2026

Baaritaan sax ah waa halka ay ka bilaabato daaweynta saxda ah.

Watch, follow, and discover more trending content.

My awesome QR code created in Facebook app!
01/02/2026

My awesome QR code created in Facebook app!

25/01/2026

Sh.Dulmidiid &sh.Mustafa oo nagu soo boqday xaruntena Migenetics

17/01/2026

Shaybaarka Migenetics wuxuu dalka keenay baaritaano cusub oo casri ah oo Soomaliya oo dhan waqtigaan xaadirka ah anaga oo kaliya bixino. Hadaba hadii aad mudo ku wareersaneyd xanuunka ku haya waxaa dhici karta in aan saacado yar ku agaano jiradaada, Khaasatan infekshannada.
Markii xanuunka si sax ah loo ogaado, daweyntiisu waa sahlantahay inta badan.

Address

Karam Mall ,Digfer Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Migenetics Molecular Diagnostics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share