Safiina Hospital Supplier & pharmaceutical Co

Safiina Hospital Supplier & pharmaceutical Co Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safiina Hospital Supplier & pharmaceutical Co, Pharmacy / Drugstore, Howlwadaag/Suuqa Bakaaraha, Mogadishu.

Hydroquinone 4% Cream waxaa loo isticmaalaa inay gacan ka geysato yaraynta meelaha maqaarka ka madoobaaday, sida melasma...
02/09/2026

Hydroquinone 4% Cream waxaa loo isticmaalaa inay gacan ka geysato yaraynta meelaha maqaarka ka madoobaaday, sida melasma iyo hyperpigmentation. Maadaama uu yahay kareem daawo ah oo xooggan, waa muhiim in si taxaddar leh loo isticmaalo iyadoo la raacayo talada dhakhtar ama xirfadle caafimaad.

๐Ÿ“ž Wixii macluumaad dheeraad ah: +252 612371244 | +252 614923555
๐Ÿ“ Hawl-wadaag, Suuqa Bakaaraha, Muqdisho โ€“ Soomaaliya.

NANO-LEO waa nafaqo dheeraad ah oo loogu talagalay ragga , kana kooban L-Arginine, Vitamin D3, Zinc iyo nafaqooyin kale ...
31/08/2026

NANO-LEO waa nafaqo dheeraad ah oo loogu talagalay ragga , kana kooban L-Arginine, Vitamin D3, Zinc iyo nafaqooyin kale oo muhiim ah kuwaas oo taageera tamarta iyo waxqabadka guud ee jirka.
waxa qora dhakhtarka.
Haddii aad qabto xaalad caafimaad ama aad qaadato dawooyin, la tasho dhakhtar ama xirfadle caafimaad ka hor isticmaalka.

๐Ÿ“ž +252 612371244 | +252 614923555
๐Ÿ“ Hawl-wadaag, Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya.

Qoorta xanuunaysa ama dhaawac qoorta ah ma qabtaa? Cervical Collar waa qalab loogu talagalay taageeridda iyo xasilinta q...
30/08/2026

Qoorta xanuunaysa ama dhaawac qoorta ah ma qabtaa?

Cervical Collar waa qalab loogu talagalay taageeridda iyo xasilinta qoorta, gaar ahaan marka qoortu u baahan tahay in dhaqdhaqaaqeeda la yareeyo

Haddii aad raadinayso Cervical Collar tayo leh, kala xiriir Safiina Hospital Supplier & Pharmaceutical Co.
๐Ÿ“ž +252 614923555 | +252 612371244

Cool Bag waa boorso loogu talagalay kaydinta iyo qaadista alaabaha u baahan ilaalinta heerkulka.Ha sugin dalbo maanta Co...
29/08/2026

Cool Bag waa boorso loogu talagalay kaydinta iyo qaadista alaabaha u baahan ilaalinta heerkulka.

Ha sugin dalbo maanta Cool Bag.

La xiriir Safiina Hospital Supplier & Pharmaceutical Co.

๐Ÿ“ž +252 614923555 / +252 612371244
๐Ÿ“ Bakaaro, Howl Wadaag, Muqdisho.โ€

Jimco barakaysan ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุณุฃู„ูƒ ุนู„ู…ู‹ุง ู†ุงูุนู‹ุงุŒ ูˆุฑุฒู‚ู‹ุง ุทูŠุจู‹ุงุŒ ูˆุนู…ู„ู‹ุง ู…ุชู‚ุจู„ู‹ุง.
28/08/2026

Jimco barakaysan

ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุณุฃู„ูƒ ุนู„ู…ู‹ุง ู†ุงูุนู‹ุงุŒ ูˆุฑุฒู‚ู‹ุง ุทูŠุจู‹ุงุŒ ูˆุนู…ู„ู‹ุง ู…ุชู‚ุจู„ู‹ุง.

Fungimat (Miconazole Nitrate) waa daawo fangas-dile ah oo loo isticmaalo daaweynta qaar ka mid ah caabuqyada fangaska ee...
26/08/2026

Fungimat (Miconazole Nitrate) waa daawo fangas-dile ah oo loo isticmaalo daaweynta qaar ka mid ah caabuqyada fangaska ee maqaarka. Waxay ka hortagtaa koritaanka fangaska, iyadoo ka caawinaysa daaweynta caabuqa iyo yareynta calaamadaha la socda sida cuncunka iyo casaanka.

U isticmaal Fungimat sida uu kugula taliyo dhakhtarka ama xirfadlaha caafimaad.

๐Ÿ“ž +252 61 2371244 | +252 61 4923555
๐Ÿ“ Hawl-wadaag, Suuqa Bakaaraha, Muqdisho.

Ketoprofen 2.5% Gel waa daawo maqaarka la mariyo oo loo isticmaalo yareynta xanuunka iyo bararka la xiriira xaaladaha qa...
25/08/2026

Ketoprofen 2.5% Gel waa daawo maqaarka la mariyo oo loo isticmaalo yareynta xanuunka iyo bararka la xiriira xaaladaha qaarkood ee murqaha iyo kala-goysyada.

Wixii macluumaad dheeraad ah, kala xiriir Safiina Hospital Supplier & Pharmaceutical Co.

๐Ÿ“ž +252 612371244 | +252 614923555
๐Ÿ“ Hawl-wadaag, Suuqa Bakaaraha, Muqdisho

24/08/2026

Dooro barkin kaa caawisa taageeridda dhabarka markaad fadhido. si aad ugu fariisato si deggan oo raaxo leh, gaar ahaan marka aad waqti dheer fadhido.

Ka hel Safiina Hospital Supplier.

๐Ÿ“ž +252 612371244 | +252 614923555
๐Ÿ“ Bakaaraha, Hawl-wadaag, Muqdisho, Soomaaliya

Cipladineยฎ waa antiseptic ka caawiya ilaalinta maqaarka infekshanka, isla markaana taageera bogsashada dhaawacyada yarya...
23/08/2026

Cipladineยฎ waa antiseptic ka caawiya ilaalinta maqaarka infekshanka, isla markaana taageera bogsashada dhaawacyada yaryar, xagashada iyo cuncunka maqaarka.

๐‡๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ข ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐ฅ๐จ ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐›๐จ ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ง๐š ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐ž๐ซ & ๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐ž๐ฎ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‚๐จ.
๐Ÿ“ž +252 612371244 | +252 614923555

Jimco Barakaysan Caafimaadku waa nimco Alle inagu galaday oo mudan mahadnaq iyo daryeel. Alle ha inooga dhigo Jimcahan m...
21/08/2026

Jimco Barakaysan

Caafimaadku waa nimco Alle inagu galaday oo mudan mahadnaq iyo daryeel. Alle ha inooga dhigo Jimcahan mid caafimaad, kheyr iyo barako leh.

Address

Howlwadaag/Suuqa Bakaaraha
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safiina Hospital Supplier & pharmaceutical Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share