Qabuul, Cosmetics, Shopping, Stationary and High Speed WIFI

Qabuul, Cosmetics, Shopping, Stationary and High Speed WIFI We Qabuul here to serve you the best and we have all your needs about cosmetics, shopping, stationary , ice cream and High speed wireless

Qabuul WIFI ayaa hadda waxaa lagaarsiiyay qeybo hor leh, Xawaaraha Internet kana Balaarin ayaa lagu sameeyay. Fadlan Nag...
31/01/2016

Qabuul WIFI ayaa hadda waxaa lagaarsiiyay qeybo hor leh, Xawaaraha Internet kana Balaarin ayaa lagu sameeyay.

Fadlan Nagala soo xariir Tel No: +252615963275 / +252612575751/ +252612575753 ama
e-mail keena oo ah [email protected]

Kusoo Dhawaada Carwada Qabuul Cosmetics, Shopping, Ice cream, Stationary and High Speed Wifi. Carwada Qabuul waxay ku ta...
31/01/2016

Kusoo Dhawaada Carwada Qabuul Cosmetics, Shopping, Ice cream, Stationary and High Speed Wifi.
Carwada Qabuul waxay ku taalaa Magaaladda Muqdisho Gaar ahaan Agagaarka BEERTA NABADA waxayna ku dhegantahay Fatxi Syl Ama Dhabarka dambe ee iskaashatada.
Qabuul waxaa ka helaysaa Dhamaan Baahidaada sida Agabka ay dumarku isku Qurxiyaan nuuc waliba, Cabitaano kala duwan, Nuucyada kala duwan ee Jalaatada, Barafuuno iyo Cataro nuucyadii ugu dambeeyay ee Dunida laga isticmaalo, Stationary aad ka helaysid buugaagta kala duwan, Qalimaan, MP3, Flash Cards, Memory Cards, Earphones, ID card Holders iyo ink pad, waxaa kale oo aad Qabuul ka helaysaa Daabacaadda nuucyadeeda kala duwan sida Kalar iyo Madow intaba. Waxaa kale oo aad ka helaysaa adeeg internet oo xawaarihiisu uu aad u sareeyo.
Carwada Qabuul waxaa Gacmo furan kugusoo Dhawaynayaa Shaqaale loo carbiyay Soo dhaweynta Macaamiisha iyo U adeegidoodaba.

Address

Hawa Tako Street
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabuul, Cosmetics, Shopping, Stationary and High Speed WIFI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share