Somali Surgical Society

  • Home
  • Somali Surgical Society

Somali Surgical Society Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Surgical Society, Medical and health, banaadir, .

Jumma Mubarak dhamaan Ummadda Soomaaliyeed.Aanbadinno Saligga Nabiga NNKH
27/08/2026

Jumma Mubarak dhamaan Ummadda Soomaaliyeed.

Aanbadinno Saligga Nabiga NNKH

Juma Wanagsan dhamaan Umadda Soomaaliyeed.
21/08/2026

Juma Wanagsan dhamaan Umadda Soomaaliyeed.

🎓💙 Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 12aad!Maanta waa maalin lagu farxo oo lagu xuso dadaalkii, dulqaadkii iyo juhdigii ...
15/08/2026

🎓💙 Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 12aad!
Maanta waa maalin lagu farxo oo lagu xuso dadaalkii, dulqaadkii iyo juhdigii aad geliseen waxbarashada. 🌟📚
Somali Surgical Society (SSS) waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee guul ka gaartay marxaladdan muhiimka ah.
Guushu maanta ma aha dhammaadka safarka, waa bilowga riyada weyn. 🚀✨
Hambalyo, Guul iyo Mustaqbal ifaya! 🇸🇴💙

juma mubarak
14/08/2026

juma mubarak

01/08/2026

Dr Mohamed Abdinor Omar (Dalmar) oo Soojediyaay

Muhiimada ee leedahay Hormarinta Adeegyada Qaliinka iyo sidoo kale Istaraajiyadda Qaran ee Qaliimada, Dhawacyada, Obstetric iyo Suuxdinta

31/07/2026
31/07/2026

Milicsiga Xafladii Shaacinta
Ururka Dhaqaatiirta Qaliinka Soomaaliyeed
#2026

Sawirada Guud ee gabangabada xafladda shaacinta Ururka Dhakhaatiirta Qalliinka Soomaaliyed.
30/07/2026

Sawirada Guud ee gabangabada xafladda shaacinta Ururka Dhakhaatiirta Qalliinka Soomaaliyed.

Address

Banaadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Surgical Society posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business?

Share