03/06/2020
Xaruunta caafimaadka ee Guuleed medical center waxay ugu Bushaaranysaa dhamn dad waynah ku dhaqan degmada xudun iyo nawaaxigeeda In ay idiin soo kor dhisay shaybaadh casriya (complete blood counter (cbc)
Waxay kaloo xaruunta idiin haysa adeeg caafimaad oo ah (blood group test )
Waa Baadhitaan u sahlaya inuu qofku ogaado dhigiisu nooca uu yahay
Balaa haduu lakululmo xaaalad caafimaad oo emergency ah
Ka faidayso bulshoy