Ustaad Faisal Ali Omar

Ustaad Faisal Ali Omar with a Powerful background in teaching and lab training policies and procedures.

Professional microbiologist and Med lab technician, skilled in Clinical Laboratory Management, Molecular diagnosis, Biochemistry, Blood bank, Hematology and pathology.

20/07/2026

Duqii h**e ee degmada Galkacyo, mundane Mohamed Abdurizak Warsame Daacda, ayaa ka hadlay madashan isagoo bogaadiyey ardaydii ka qayb gashay tababarka Blood Transfusion Medicine, kuna dhiirrigeliyey in aqoontooda ay bulshada ugu adeegaan si hufan.

Ku Guuleyso $20 ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท VS SPRAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธโœ… Shuruudaha Ka Qaybgalka:1. Like saar page-ka 2. Share garee post-kan adigoo k...
19/07/2026

Ku Guuleyso $20

ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท VS SPRAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

โœ… Shuruudaha Ka Qaybgalka:

1. Like saar page-ka
2. Share garee post-kan adigoo ka dhigaya Public.
3. Follow garee page-ka
4. Comment-ka ku mention garee 5 ka mid ah saaxiibbadaa.
5. Comment-ka ku qor:
- Kooxda guuleysan doonta.
- Natiijada saxda ah ee ciyaarta.
- Ku qor ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.

โš ๏ธ Fiiro Gaar Ah:

- Haddii aad saadaaliso in ciyaartu 90-ka daqiiqo ku dhammaan doonto, sheeg kooxda guuleysan doonta iyo natiijada saxda ah.
- Haddii aad saadaaliso in ciyaartu rigoorayaal ku dhammaan doonto, ku qor natiijada ka hor rigoorooyinka iyo kooxda ugu dambayn ku guuleysan doonta rigoorooyinka.

๐Ÿ“ข Ogeysiis:

Qof kasta waa inuu buuxiyaa dhammaan shuruudaha kor ku xusan. Haddii ay jiraan dad badan oo si sax ah u saadaaliya, qofkii ugu horreeyay ee buuxiyay dhammaan shuruudaha

19/07/2026
19/07/2026

Aad baan ugu faraxsanahay inaan ardaydan la wadaago aqoonta ku saabsan Blood Transfusion Medicine oo muddo laba asbuuc ah socotay. Hambalyo dhammaan ka-qaybgalayaasha โ€” aad baad u dadaasheen. Waxaan idinka rajaynayaa in aqoontiinu ay bulshada u noqoto adeeg hufan. Mahadsanidiin

Waxaa maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd ๐Ÿญ๐Ÿด-๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ magaalada Gaalkacyo lagu qabtay xaflad lagu abaalmarinayay...
19/07/2026

Waxaa maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd ๐Ÿญ๐Ÿด-๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ magaalada Gaalkacyo lagu qabtay xaflad lagu abaalmarinayay arday dhammaystay koorso ku saabsan ๐—•๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ณ๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ฒ oo socotay muddo laba asbuuc ah. Koorsadan waxaa soo qabanqaabiyay ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—จ๐—ฆ๐—ง ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ, waxaana ka faaโ€™iideystay arday ka kala yimid dhammaan jaamacadaha ku yaal magaalada.

Xafladda ayaa ku soo dhammaatay si guul ah, iyadoo ay ka soo qeybgaleen marti sharaf ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo. Ugu dambayn, waxaan ardayda dhammeystay koorsadan u rajeynaynaa guul iyo in aqoontay ay ka kororsadeen ay bulshada ugu adeegaan si hufan.

Address

Bursa

Telephone

+252906938500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ustaad Faisal Ali Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ustaad Faisal Ali Omar:

Shortcuts

Share