Dr.Abdikarim Awale-Pediatrician

  • Home
  • Dr.Abdikarim Awale-Pediatrician

Dr.Abdikarim Awale-Pediatrician Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Abdikarim Awale-Pediatrician, Medical and health, .

Dhakhtar takhasuskiisu yahay daawaynta caruurta, aqoon iyo waayo aragnimo dheeraad ahna u leh xanuunada kala duwan ee ku dhaca caruurta, kana hawlgala cusbitaalka Hargeisa London Hospital iyo Hargeisa Group Hospital ee maagaalada Hargeysa.

CIID MUBAARAK Ciid mubaarak dhammaan  ehelka' asxaabta iyo ummadda islaamka, meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedd...
27/05/2026

CIID MUBAARAK
Ciid mubaarak dhammaan ehelka' asxaabta iyo ummadda islaamka, meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedda, munaasabadda Ciidda Adxa awgeed.
Allah ciidan ciideeda ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

15/04/2026
14/04/2026

Kusoo dhawoow cisbitaalka Dr Abdikarim Awale Derie, Takhasus sare oo caruurta ah. Waxa uu kahawl gali doonaa cisbitaalka gelinka danbe qeybta suuqa kasoo horjeedka qiblada Masjid Jaamica weyn ee Hargeisa.
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac 𝟓𝟐𝟔𝟎𝟑𝟗 / 𝟎𝟔𝟑𝟖𝟎𝟏𝟏𝟏𝟏𝟏
[𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 & 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐨 𝐓𝐚𝐲𝐨 𝐋𝐞𝐡]


Ciidul Fidri Mubaarak dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Ehelka iyo asxaabta meel kasta oo aad kala Joogtaan. Allah ha inag...
20/03/2026

Ciidul Fidri Mubaarak dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Ehelka iyo asxaabta meel kasta oo aad kala Joogtaan. Allah ha inaga Aqbalo Acmaasha Wanaagsan.
Ciidan ciideedana Alle Ha inagu gaadhsiiyo
bashbash iyo barwaaqo.
Farxad ku ciida.

HAMBALYO IYO DUCO Marka koobaad waxan hambalyo iyo duco u dirayaa Gudoomiyaha cusub ee ururka dhakhatiirta somaliland Dr...
10/10/2025

HAMBALYO IYO DUCO

Marka koobaad waxan hambalyo iyo duco u dirayaa Gudoomiyaha cusub ee ururka dhakhatiirta somaliland Dr. Ayman allah haku fududeeyo xilkaa culus ee aad u qaaday dhamaan dhakhatiirta Somaliland.

Marka labaad waxan hambalyo u dirayaa baad waxan Hamabayo ar labaadka waxan hambalyo u diyaraa gudoomiye kuxigeenka labdoortay Dr. Muxyadiin Alle ha kuu fududeeyo xilka.

Marka saddexaad waxan bogaadinayaa Dr. Gudonsan Adam oo tacab iyo dadal dheer uso gashay inay quruxdani qabsoonto soona tartantay walal maad guul daraysane waad guulaysatay taarikh ayanad samaysay, la aantaana maanta halkan lama soo gaadheen Jazaakalllah.

Marka afraad waxan hambalyo u diraya gudida qaban qaabada shirwaynaha.

Dhaman dhakhatiirta somaliland waxan ka codsanayaa in ay garab istaagaan hogaanka la doortay.

Dr.Abdikarim Awale.

Koahsuing, Taiwan.

CIID MUBAARAK  Ciid mubaarak dhammaan ehelka iyo asxaabta iyo ummadda islaamka ahba, gudaha iyo dibedda, munaasabadda Ci...
06/06/2025

CIID MUBAARAK
Ciid mubaarak dhammaan ehelka iyo asxaabta iyo ummadda islaamka ahba, gudaha iyo dibedda, munaasabadda Ciida Al-adxa awgeed.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdikarim Awale-Pediatrician posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business?

Share