02/04/2026
Alx waxaa maanta no soo gabagaboobey tawabar muda bil ah usocday ardeyda umulisooyinka RAJO KABO ee jamacada beledweyn,.
Tawabarkan intuu socday wxaan wadaagney xirfado muhiiim ah, sida dhalmada, daaweynta xanuunada hooyada iyo dhalaanka, iyo lasocodka hoyada iyo dhalaanka.
Mahadsanid Jamacada beledweyn iyo dhamaan kaso qeyb galayasha
Dr-mohamed haji.