Najax Adan Media

Najax Adan Media Najax Adan Media πŸŒπŸ“°
Warar degdeg ah β€’ Xog sugan β€’ Wararka Soomaaliya & Caalamka. Xogta maanta, codka bulshada.

15/08/2026

Xogta rasmiga ah ee hooyada isku dhex deldeshay Cisbitaalka Guud ee Hargeysa. Waa la aasay.

15/08/2026

Hooyo ayaa adeeg caafimaad oo bilaash ah ka wayday Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, kadibna way isku dhex-daldashay.

πŸ† KOOBABAYNTA KOOBKA!πŸŽ‰ Hambalyo PSG oo si guul leh u difaacday horyaalkeeda UEFA Super Cup! πŸ”΄πŸ”΅πŸ†
13/08/2026

πŸ† KOOBABAYNTA KOOBKA!

πŸŽ‰ Hambalyo PSG oo si guul leh u difaacday horyaalkeeda UEFA Super Cup! πŸ”΄πŸ”΅πŸ†

13/08/2026

✨ KOOBKA SUPER CUP OO LA DHALAALINAYO! πŸ†

Koobka UEFA Super Cup ayaa la nadiifinayaa lana dhalaalinayaa, si uu ugu diyaar garoobo xafladda iyo dabaaldegga weyn. βœ¨πŸ†

13/08/2026

Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Kulamo Siyaasadeed ku Yeeshay Washington, D.C.
Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa Washington, D.C. kula kulmay siyaasiyiin Maraykan iyo Israa’iiliyiin ah, aqoonyahanno iyo taageerayaal Somaliland ah, oo ay ka mid yihiin Joel Rubin iyo Michael Freund.
Kulamada ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Somaliland iyo Maraykanka iyo Israa’iil, iyo dardargelinta dadaallada lagu raadinayo aqoonsi caalami ah oo Somaliland hesho.

13/08/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŒ Omar Artan oo Taariikh ka Dhigay Caawa β€” Dunida oo Bogaadisay Garsooraha Soomaaliyeed

13/08/2026

πŸ† PSG oo qaaday UEFA Super Cup

PSG ayaa kor u qaaday koobka UEFA Super Cup kadib markii ay ka adkaadeen Aston Villa. πŸ‡«πŸ‡·πŸ†βš½

13/08/2026

πŸ† TAARIIKHDA AYAA LA QORAY πŸ‡ΈπŸ‡΄

Garsoore Soomaaliyeed Omar Artan ayaa taariikh sameeyay, isagoo noqday garsoorihii ugu horreeyay ee aan Yurub ka soo jeedin ee dhex-dhexaadiya UEFA Super Cup, kulankii PSG iyo Aston Villa ee Salzburg.

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Sharaf weyn oo u soo hoyatay Soomaaliya iyo kubadda cagta Afrika.

12/08/2026

MUQDISHO: DHALIILO CULUS OO LAGA MUUJIYAY DOWLADNIMADA
Muqdisho waxaa ka taagan dhaliilo xooggan oo ku saabsan dowladnimada, doorashooyinka iyo hoggaanka siyaasadeed. Dhaliilayaasha ayaa sheegaya in arrimaha Somaliland mararka qaar loo adeegsado in lagu qariyo caqabadaha gudaha ee dowladda Soomaaliya. πŸ‡ΈπŸ‡΄

12/08/2026

🚨 DAQIIQADIHII KA HOR INTA UU MARKABKU QUUSIN πŸŒŠπŸ’”

Muuqaal murugo leh ayaa muujinaya nin sagootinaya, wax yar ka hor inta uusan markabku quusin.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634410036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najax Adan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Najax Adan Media:

Shortcuts

Share