New Somali Immigrant Group USA

New Somali Immigrant Group USA Somalida so Galootiga ah ayaan u tilmaamnaa xuquuqda ee leeyihin inta ee dalka ku cusub yihiin wax yaabaha ee u baahanyihiin inee ka faaidestaan

10/13/2019

Green lottery waa furanyahay Halaga Faaidesto

Work hard so U can enjoy the life ✅
11/20/2018

Work hard so U can enjoy the life ✅

11/20/2018

Hallo

01/11/2018

Somalida Laga celinaya Mareekanka Kuwa aan danbiga ka gelin Dalkaan ee asylum ka ah wee ka fursad wanaagsanyihin Kuwa kale ee danbiyada galay fadlan hadii qof ehelkaaga ah ka mid yahay nala wadaag mahadsanid

02/23/2017

Abaarhaa Somaaliya Ma jeceshahay
inaa lacag ku sadaqeesato ?

Ma jeceshahay in nuune yar oo oon
La dhimanaya in aad bad baadintiisa
Ka Ween qaadato ??

Aaqiradaada iyo waalidkaaga nool
Ka dhintay Ma jeceshahay in aa
Ula baxdo sadaqo???

Ubadkaaga in baari kuu boqdaan Ma jeceshahay in aad sadaqa ula baxdo?

Muraadkaaga inaad hesho oo qeeresan Ma jeceshahay ??

walaal waan ogahay jawaabtada
Waa haaa

Fadlan la bax $ 1, dollar 5 dolar 20 ama boqol ama kun waxaad awoodo Waa ku sadaqo

01/03/2017
Madaxweyne Donald Trump iyo Soogaloyiga Qaasatan Musliminta Baaqeena waa wada jir wada noolaasho si nabad ah wax isku so...
11/13/2016

Madaxweyne Donald Trump iyo Soogaloyiga Qaasatan Musliminta

Baaqeena waa wada jir wada noolaasho si nabad ah wax isku soo biirin madaama wadankaan yahay wadankee fursada oo ee Cid walba imaadeen xataa Trump xaaskisa oo mar dhaw qaadatay dhalasha Wadanka mareekanka

10/13/2016

Waxaan rab.naa in aan booqano xabsiyada ee ku jiraan Somali Magan gal ya doon ah Ee Ku Sugan Dalka Mareekanka kuwaasoo La sheegaya in Dib loogu celinayo Dalkooda Hooyo Ee Somalia
Wararka waxee intaas ku darayaan in arintaan Ee Safaarada Somalida ee Washington DC ee ki lug leedahay Celista dadkaas una sameeneso waraaqo (Go Home ah ) gurigaaga aad

Waxaan sidoo kale isku dayeenaa in aan La kulano Safiirka somalia u fadhiya Dalka Mareekanka Amabassador Ahmed awad

Founder&CEO
New Somali Immigrants group USA
Mr Yussuf Hassan

Be careful who you help, we all need a discerning spirit. Sometimes a hand asking for help is nothing but a devourer, de...
04/25/2016

Be careful who you help, we all need a discerning spirit. Sometimes a hand asking for help is nothing but a devourer, destroyer and drainer. There are people whose mission consciously/ unconsciously is to bring down their helpers. Be careful everything is not as it appears

My massage it's to help brothersand sisters who needs our help we are ready to do what ever we can welcome our page New ...
04/22/2016

My massage
it's to help brothersand sisters who needs our help we are ready to do what ever we can welcome our page

New Somalia immigrants Group USA
Founder and CEO
Yussuf Hassan

Gudoomiyaha New Somali Immigrants group USA : Yussuf Abdi Haji waxoo Tacsi u diray dhamaan eheladii iyo asxaabti ee ka t...
04/22/2016

Gudoomiyaha New Somali Immigrants group USA : Yussuf Abdi Haji waxoo Tacsi u diray dhamaan eheladii iyo asxaabti ee ka tageen Marxumiyiinti
Bada ku qalabmay allaha u naxariisto sabar allaha naga siiyo dhamaanteen

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale baaq u diray umada somaliyees in ee ka wacyi galaayan tahriibka ubadka oo aan lacag lagu qarash gareen isla Mar ahaantaasna sidoo kale baaqday u diray

Dowlada somaliya iyo maamulada dalka ka jiro kana codsaday in la daba galo shabakadaha ku shaqeesto howlahaas

Mahadsanidiin

04/13/2016

We love you all of u guys welcome our page and friendly face

Address

Owatonna, MN
55060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Somali Immigrant Group USA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share