05/06/2026
Sawirrada Qeybta 3aad ๐ธ
Qeybtan saddexaad waxaan idinla wadaageynaa sawirro ka turjumaya gunaanadkii iyo natiijooyinkii ka soo baxay Pharma & Healthcare Leadership Conference 2026.
Waxaa si gaar ah uga muuqda wadaagista fikradaha muhiimka ah, isku xirka ka qeybgalayaasha, iyo aragtida mustaqbalka ee healthcare sector-ka.
Waad ku mahadsan tihiin la socoshadiinna.