Care pharmacy

Care pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Care pharmacy, Medical and health, Dollo addo, Washington D.C., DC.

04/21/2022
Cudurka faaliga ( stroke) Faliga wa xanuun ku dhaca  maskaxda taso katimada waxyela so gadha maskaxda isla markina waxa ...
02/06/2022

Cudurka faaliga ( stroke)

Faliga wa xanuun ku dhaca maskaxda taso katimada waxyela so gadha maskaxda isla markina waxa jogsada shaqadii ay qeybtasi qaban jirtay

Faaligu waa dhacdo sii dhaqso kutimada taas oo muda gaban ama si joogta ah qalqal u gilisa habka ay maskaxdadu ushaqeyso

Hadaba cudurkan was sababta sadaxad ee kenta geerida wadamada horamaray waxayna badana ku dhacdaa dadka da,da yar

Dhiig bax maskaxdadu ah (cerebral heambrrege )
Oo ah dhiig bax gudaha ah ama agagarka maskaxdadu ah

MAXA MY NTA BADAN SABABA FAALIGA

Dadka inta badan shaqeya waqtiyada over time ayuu cudurkan lAga heli karaaa

Calamadaha lugu garto

Kadud ama daciifnimo deg deg ah oo wajiga l

Fadlan joji dawada APETAMINWa dawo lo isticmalo in lugu yareyo xasasiyada Dawadan dadka isticmalo calamadaha lugu garto ...
01/08/2022

Fadlan joji dawada APETAMIN

Wa dawo lo isticmalo in lugu yareyo xasasiyada
Dawadan dadka isticmalo calamadaha lugu garto waxa KAMID ah
Xasasiyad finan kasobaxa wajiga
Iyo qofkii oo nefsashada ku adkato (defucalt of breathing )

Sababta ugu weyn ee loo isticmalo aya ah in ay kordhiso dawadan hormonka rabitanka cuntada ee lo yaqanana (Gherlin)
Dawadan wa ka sharci daro engriehka ,Canada,Marecanka,
TALO KUSABSAN DUMARKA SOMALIYED
1 isku day in ad jojiso dawadan marnaba ha qadanin
Goano xun nafsada qatar gilin Karo xitaa hadii ad isticmaleyso u isticmalo malmo kala dheer
Wixii faah fahin dherad ah inoga reeb qeybta comment s

Mamaxay dhaga xanunka MAXA sababa dhag xanunka waxa kena cabuq kudhaca dhagta gudahedaIyo in qofkii qunfac uu yesha ilaa...
12/22/2021

Mamaxay dhaga xanunka

MAXA sababa

dhag xanunka waxa kena cabuq kudhaca dhagta gudaheda
Iyo in qofkii qunfac uu yesha ilaa 4 cisho kadibna ay dhagtii dilacdo

CALAMADAHA LUGU GARTO WXA KAMID AH

1: in qofkii dhagta madaxa uu xanuno usan yelan qandho
2 : in dhagtii ay dilacdo

TREATMENT ( DAWEYN )

Ciproflaxin Ear drop
Children under 6 yrs Amoxicillin syrop 125/5ml
5 yrs and above 250mg / 10ml

Amoxicillin 500mg po.bid for 10 days
Or clerithromycin 500mg po bid for 3 days
NSIDs iprofen 480 po for 5 day
Alternative

Penclin v 250 po bid for 5 days
Ampicillin infection 1g for 10 days

Address

Dollo Addo
Washington D.C., DC
0908269214

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Care pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Care pharmacy:

Featured

Share